DAAWO; Waraysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Fanaanada Saynab Xaaji Cali Baxsan iyo kaalintii ay kaga jirtay fanka Somaliyeed. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Waraysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Fanaanada Saynab Xaaji Cali Baxsan iyo kaalintii ay kaga jirtay fanka Somaliyeed.
August 5, 2016 - Written by Editor:

Muqdisho(Wajaalenews) Saynab Xaaji Cali Baxsan oo ilaa 1964 ku nool magaalada Muqdisho  waxay ahayd gabadhii saddexaad ee ku heesta fan Soomaaliyeed waxa kaliya ee ka horeeyey Shamis Abuukar Guduudo Carwo  iyo  Khadiija Cabdilaahi Dalays

Saynba waxa magaalada Muqdisho ku waraystay Wariye Cumar Seerbiya.

COMMENTS
LINKS