Daawo: Taraafik Gaadhi Ka Baxsaday Iyo Dirawalkii Oo Naftu Orod Bay Ku Aamintaa Kaga Firxaday+Cajiib. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Taraafik Gaadhi Ka Baxsaday Iyo Dirawalkii Oo Naftu Orod Bay Ku Aamintaa Kaga Firxaday+Cajiib.
August 14, 2016 - Written by Wariye:

taraaficBeijing, (WJN):- Askari ka tirsan ciidamada nabad galyada waddooyinka ee dalka Shiinaha,

ayaa naftiisa halis u geliyay siduu u qaban lahaa, dirawal sharci daro sameeyay oo doonayay inuu la baxsado gaadhigiisa.

Askarigan oo ka hawl gala waddooyinka Magaalada Liaoyuan ee waqooyiga galbeed ee dalka Shiinaha ku taala, ayaa markii wadaha gaadhigu isku dayay inuu baxsado kawarka kaga booday, kaas oo hal kilo mitir ka lushay dhinaca hore ee gaadhiga, laakiin ugu danbayntii ku guulaystay, dirawalkiina khasab kaga dhigay inuu lafihiisa u baxsado.

Hargeisa Office
Wajaalenews.net

COMMENTS
LINKS