DAAWO: Salaadiinta Beesha Gobolka Saaxil Oo Wacad Ku Maray In Uu Dhacayo Shirka Baxarasaafka Iyo fariinta Ay u Direen Xukuumada Siilaanyo.
August 1, 2016 - Written by Editor:
Hargaysa(Wajaalenews) -Salaadiinta iyo madaxdhaqameedka ,xildhibaanada iyo dhalinyarada beesha gobolka Saaxil ayaa si adag uga hadlay qabsoomid shirka Baxarasaafka
Sidoo kale waxgaradaka gobolka saaxil ayaa fariimo kala duwan u diraya xukuumada siilaanyo ,wasiiro saaka iyagoo wata tigniko gaadhay magaalada berber iyo guud ahaan shacabka somaliland.