|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Salaadiin iyo Cuqaal Ka Tirsan Beelaha Dega Gobolka Gabiley oo Jawaab Adag Iyo Raaligalin Ka Bixiyay Hadalo Ka Soo Yeedhay Dhalinyaro iyo Odayaal ku Hadlay Afka Beesha.
August 6, 2016 - Written by Editor:Gabiley(Wajaalenews) salaadiyiin, odoyaal ,waxgarad kamida beelaha dega gobolka gabiley ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo kasoo yeeshay qaarkamida dhaliyada & odayaal iskhaladan u isticmaalay magaca beeshooda sidoo kale salaadiyinta ayaa raaligalin ka bixiyay weedho xanafle oo kasoo yeedhay dhalinyarada la soof daran habaabiyay kuwaasi oo ay kula dul dhaceen marwada qaaranka somaliland waasida ay hadalka u dhigeene, Halkan ka Daawo Muqaalkan oo Dhamaystiran. Related posts:Shir Lagaga Hadlayay Qadiyada Somaliland Oo Lagu Soo Gabo Gabeeyay Koonfur Africa Iyo Qodobada Kasoo... Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Gudiyo Umagacaabay Shaqaaqadii Ka Dhacday Ceel Afway Iyo Arimaha Ciid... Xanshashaqa Xisbiga Kulmiye Ee Qabanqaabada Shirweynaha Iyo Qurba jooga Laga Joojinayo Shirkaasi! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|