|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Salaadiin iyo Cuqaal Ka Tirsan Beelaha Dega Gobolka Gabiley oo Jawaab Adag Iyo Raaligalin Ka Bixiyay Hadalo Ka Soo Yeedhay Dhalinyaro iyo Odayaal ku Hadlay Afka Beesha.
August 6, 2016 - Written by Editor:Gabiley(Wajaalenews) salaadiyiin, odoyaal ,waxgarad kamida beelaha dega gobolka gabiley ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo kasoo yeeshay qaarkamida dhaliyada & odayaal iskhaladan u isticmaalay magaca beeshooda sidoo kale salaadiyinta ayaa raaligalin ka bixiyay weedho xanafle oo kasoo yeedhay dhalinyarada la soof daran habaabiyay kuwaasi oo ay kula dul dhaceen marwada qaaranka somaliland waasida ay hadalka u dhigeene, Halkan ka Daawo Muqaalkan oo Dhamaystiran. Related posts:Mudo Haraad Lagaga Soo Horjeedo Marxuum Xalay Lagu Dilay Laascaanood Oo Sobobay Khasaare Iskugu Jira... Dadwaynaha Xaafada Lineka Bilays Oo Iskugu Soo Baxay Banaan Bax Ay Kaga Soo Horjeedaan Dhulka Ay Deg... DAAWO:Ujeedka Safar Uu Maanta Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wafdi Uu Hogaaminayaa ugu Baxeen Dalka Isku-T... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|