DAAWO; NUXURKA HESHIISKA Wasaaradaha WAFAAFINTA IYO QORSHEYNTA. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; NUXURKA HESHIISKA Wasaaradaha WAFAAFINTA IYO QORSHEYNTA.
August 3, 2016 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenws) Wasaaradaha Qorshaynta Qaranka iyo Warfaafinta ayaa kala saxiixday heshiis qeexaya baahinta barnaamijyada wacyigelinta ee xafiiska isku xidhka wasaaradda Qorshaynta  iyo sanduuqa dhaqaalaha Somaliland SDF ka sameeyo mashaariicda horumarineed ee dalka ka socota.,

COMMENTS
LINKS