DAAWO; Mo Farah Oo Soo Bandhigey Waxyaabaha U Sahla Inuu Guulo Ka Gaadho Tartanada Ciyaaraha. Muxuuse ka Yidhi Somaliland & Jabuuti,
August 24, 2016 - Written by Editor:
Hargeysa(W.N) Orodyahanka caanka ah ee Mo Farah ayaa ka sheekeeyey marxaldihii uu soo maray iyo waliba waxyaalaha mar kaste ka caawiya inuu guulo ka gaadho tartanada orodka caalamka.