DAAWO: Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye iyo Socdaalkiisii Oodweyne | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye iyo Socdaalkiisii Oodweyne
August 26, 2016 - Written by Editor:

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi ahna Musharaxa Xisbigaasi ee Doorashada Madaxweynaha oo socdaal ku marayay Gobolada Bari ee Dalka ayaa ka hor intii aanu dib uGu soo laaban Magaalada caasimada ah waxa uu mashaariic kala duwan qaarna xadhiga kaga jaray qaar kalena ku dhagax dhigay Magaalada oodweyne iyo meelo kale oo ka mid ah Gobolka Daad-madheedh.

COMMENTS
LINKS