|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Gen.Jidhif Oo Si Qotodheer Uga Hadlay Xaladaha Cakiran Ee Xiligan ka Taagan Somaliland Iyo Sababta keentay Shir-Beeleedyada Qabaa,ilka, Muxuuse Ka Yidhi Qadiyada Wareejinta Dekeda Berbera.
August 4, 2016 - Written by Editor:DAAWO ; Gen.Jidhif Oo Si Qotodheer Uga Hadlay Xaladaha Cakiran Ee Xiligan ka Taagan Somaliland Iyo Sababta keentay Shir-Beeleedyada Qabaa,ilka, Muxuuse Ka Yidhi Qadiyada Wareejinta Dekeda Berbera. HARGAYSA(Wajaalenews) Taliyihii hore ee ciidamada qaranka jamhuuriyada somaliland GEN Maxamed Xasan Cabdilaahi “Jidhif’ oo kamida masuulyinta sar sare ee xisbiga ayaa mar uu maanta ka hadlayay xaflad lagu soo dhawaynayay taageerayaal kasoo diga rogtay xisbiga kulmiye oo kusoo biirayay xisbiga mucaaridka ah ee wadani waxa uu si qotodheer usharaxay xaaladaha qalafsan ee xiligan ka taagan somaliland iyo sobobaha keenay in ay bataan shir beeleedyada qabaa,ilka somaliland sidoo kale Muj Jidhif ayaa ka hadlay arinta wareejinta dekeda berbera xukuumada ugu baaqay in ay dadka fahamsiiso xaqiidada dhabta ah ee la xidhiidhi wareejinta marsada bebera. https://youtu.be/hiGkpCMV_-g
Related posts:Wasiirka Arimaha Debada Oo Dalka Ku Soo Laabtay Kana Hadlay Aqoonsigii Shafield ee Somaliland iyo Qo... DAAWO;-Dadwaynaha Ku Dhaqan Xaafada State Houseka Oo Ka Warbixin Xaalada Dhabta Ah Ee Ay Ku Sugan Yi... Daawo:Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo KULMIYE Dib U Xusuusiyey Waqtigii Uu Mucaaridka Ahaa Iyo Siduu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|