DAAWO: Diyaaradaha Dagaalka Ee Qarsoodiga ah (Xogta Dahsoon) | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Diyaaradaha Dagaalka Ee Qarsoodiga ah (Xogta Dahsoon)
August 25, 2016 - Written by Editor:

Diyaaradda RQ 180 waxay shaqada gashay sanadkii hore ee 2015 waxaana ku rakiban qalabka raadaarka, cameradaha sawirka qaadi kara habeen iyo maalinba iyo tiknoolajiyado kale oo dhanka  millateriga loo isticmaalo, agabkaas oo u suurogelinaya inay fuliso hawlgalada dhanka basaasida iyo ilaalaynta.

https://youtu.be/vYAoZGgUNwU

COMMENTS
LINKS