DAAWO; Dhacdooyinka Hadheeyay Orodyahan Mo Farah Intii Uu Ku Guda Jiray Tartanka Iyo Sidii Uu Ugu Guuleystey Orodka 10,000m. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Dhacdooyinka Hadheeyay Orodyahan Mo Farah Intii Uu Ku Guda Jiray Tartanka Iyo Sidii Uu Ugu Guuleystey Orodka 10,000m.
August 15, 2016 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Orodyahanka Britain balse asalkiisu  yahay Reer Somaliland ayaa mar kale ku guuleystey billada dahabka ah ee orodka 10,000m, isagoo intii uu tartanku socday kufay balse ka kacay oo ka hormaray orodyahanka Kenya ee Tuuray.

https://youtu.be/Z1Zh7iRWZ1k

COMMENTS
LINKS