DAAWO: Basaasiinta Derejada Afraad (Xogta Dahsoon) | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Basaasiinta Derejada Afraad (Xogta Dahsoon)
August 22, 2016 - Written by Editor:

Marka aynu ka hadlayno hawsha basaasida waxaynu hadalhaynaa hawlo khatar ah oo xafidan, khalad kasta oo kaa dhacaana uu kugu sababi karo inay naftaada ku weydo iyadoo dadka basaasiinta ahi ay qabtaan oo fuliyaan shaqooyin adag iyagoo aan la kashifin dhagartooda.ama waxay carareen oo baxsadeen markii la ogaan lahaa, kuwanina waa basaasiintii derejada sare.

https://youtu.be/L4TcR_XkOBk

COMMENTS
LINKS