|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasirkii hore ee wasaarada arimaha gudaha Somaliland Oo Dhaliilo Xoogan Usoo Jeediyay Xukumadda Silaayo Sheegayna Inaanay Diyaar U Ahayn In Dalka Doorasho Ka Dhacdo.
July 14, 2016 - Written by Wariye:Hargeysa(WJN):-Wasirkii hore ee wasaarada arimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale Duur oo wakhti xadirkan kamid ah saraakiisha xisbiga WADDANI ayaa dhaliilo xoogan usoo jeediyay xukumadda Somaliland gaar ahaana madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa, isaga oo sidoo kalena sheegay inaanay xukumaddu diyaar u ahayn inay dalka ka dhacdo doorasho xor iyo xalaal ahi. Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/5aAizfNYZ1I Related posts:Daawo: Magaalada Gabiley Oo Qabowgu Uu Gaadhay Heer Ay Biyuhu Fadhiistaan Iyo Xaalada Ay Ku Sugan Yi... Daawo:Ciyaartooyo Iyo Jilayaal Dunida Caan Ka Ah Oo Lacago Ugu Deeqay Dadka Abaaruhu Saameeyaan Ka D... Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Oo Xabsiga Dhexe Ee Hargeysa Ka Bilowday Dhegaysiga Dacwad Xaasaasiy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|