Wasirkii hore ee wasaarada arimaha gudaha Somaliland Oo Dhaliilo Xoogan Usoo Jeediyay Xukumadda Silaayo Sheegayna Inaanay Diyaar U Ahayn In Dalka Doorasho Ka Dhacdo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasirkii hore ee wasaarada arimaha gudaha Somaliland Oo Dhaliilo Xoogan Usoo Jeediyay Xukumadda Silaayo Sheegayna Inaanay Diyaar U Ahayn In Dalka Doorasho Ka Dhacdo.
July 14, 2016 - Written by Wariye:

Hargeysa(WJN):-Wasirkii hore ee wasaarada arimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale Duur oo wakhti xadirkan kamid ah saraakiisha xisbiga WADDANI  ayaa dhaliilo xoogan usoo jeediyay xukumadda Somaliland gaar ahaana madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa, isaga oo sidoo kalena sheegay inaanay xukumaddu diyaar u ahayn inay dalka ka dhacdo doorasho xor iyo xalaal ahi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/5aAizfNYZ1I

COMMENTS
LINKS