War Degdega:Fanaankii Caanka ahaa Shay Mire Dacar Oo Galabta Ku Geeriyooday Magaalada hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Degdega:Fanaankii Caanka ahaa Shay Mire Dacar Oo Galabta Ku Geeriyooday Magaalada hargaysa
July 17, 2016 - Written by Editor:

Waxaa alla ha u naxariistee galabta ku geeriyooday magaalada Hargaysa fanaankii caank ahaa ee shay mire dacar,waxaana geeridiisa xaqiijiyay walaalkiis caabi mire dacar oo BBc da u sheegay geeridiisa.

Shay Mire Dacar ayaa mudooyinkii danbe u jiifay  xanuun gurigiisa  kaasi oo sobobay geeridiisa,Shay mire Dacar oo ay fanka mataano ku ahaayeen walaalkiis caabi Mire dacar ayaa inta badan heesihiisa xiisayn jireen qoomiyada soomlidu isaga oo caan ka ahaa guud ahaan dagalka somalida.

Waxay dhamaan hawlwadeenada dagalkan wararka ee wajaalenews tacsi u dirayaan Marxuumka iyaga ilaahay uga baryaya in naxariistii jano ilaahay ka waraabiyo eheladii,qaraabadii iyo guud ahaan umada somalidana samir iyo iimaan ka siiyo AAMIIN.

COMMENTS
LINKS