Ugaas c/risaaq koosaar Oo Digniin Culus u Diray Maayir Sotelco. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ugaas c/risaaq koosaar Oo Digniin Culus u Diray Maayir Sotelco.
July 13, 2016 - Written by Wariye:

ugaaska hHargeisa(WJN):-Ugaas Cabdirisaaq Koosaar Oo ka Mida Madax Dhaqameedka ugu facawayn  Somaaliland  Ayaa Digniin U Diray  Maayirka Caasimada Hargaysa Cabdiraxamaan maxamuud caydiid (sotelco) oo uu uga digay in uu  faragalin  qaawan  ku Hayo  madaxdhaqameedka  Beesha Subeer Awal Ugaas Cabdirisaaq Ayaa Ugu Baaqay Maayirka Hargaysa in Uu  Garto Shaqada ay shacabka Somaaliland U Igmadeen

sidoo kale ugaaskcabdirisaaq waxa uu maayirka caasimada  ku sifeeyey shaqsi Gabay Hawlihii shaqo ee  uu Qaranka u hayay  oo Caasimada Hargaysa dib udhac balaadhani ku yimid intii uu maayirka loo Doortasay   sotelco

ugu danbayn  ugaasku waxa uu usoojeediyay maayirka: in uu shaqadiisa Garto oo uu faraha kala Baxo Shaqada iyo Hawlaha  Madaxdhaqameedka subeer awal

Hargeisa Office
Wajaalenews.net

COMMENTS
LINKS