|
|||||
WAJAALE NEWS
Ugaas c/risaaq koosaar Oo Digniin Culus u Diray Maayir Sotelco.
July 13, 2016 - Written by Wariye:
sidoo kale ugaaskcabdirisaaq waxa uu maayirka caasimada ku sifeeyey shaqsi Gabay Hawlihii shaqo ee uu Qaranka u hayay oo Caasimada Hargaysa dib udhac balaadhani ku yimid intii uu maayirka loo Doortasay sotelco ugu danbayn ugaasku waxa uu usoojeediyay maayirka: in uu shaqadiisa Garto oo uu faraha kala Baxo Shaqada iyo Hawlaha Madaxdhaqameedka subeer awal Hargeisa Office COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|