|
|||||
WAJAALE NEWS
Shir Caalami Ah Oo Ku Saabsan Cudurka AIDS-ka Oo Lagu Qabanayo Koonfur Afrika.
July 18, 2016 - Written by Wariye:Hargeisa(WJN):-Wufuud tiradooda lagu qiyaasay 18,000 oo qof ayaa ka qeybgalaya shir caalami ah oo looga arrinsanayo cudurka AIDS-ka, kaasoo ka furmay magaalada Durban ee dalka Koonfur Afrika. Balse hadda waxaa Koonfur Afrika ku yaalla mid ka mid ah xarumaha ugu waaweyn ee lagula tacaalo cudurkaasi, waxaana sii yaraanaysa tirada carruurta dhalata iyaga oo qaba xanuunkan. Hargeisa Office Related posts:Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Iyo Kalumaysiga Somaliland Oo Kormeertay Sariibada Ka... Safarkii Madaxwayne Ku Xigeenku Wuxuu S,land u Soo Hooyay Guul Waxanu Meesha Ka Saaray Beentii Dadka... Heerarka Hirdanka KULMIYE Ee Hanka Jagooyinka Madaxweynaha Iyo Ku-Xigeenka Oo Loolan Adagi Ka Dhici ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|