|
|||||
WAJAALE NEWS
Shir Caalami Ah Oo Ku Saabsan Cudurka AIDS-ka Oo Lagu Qabanayo Koonfur Afrika.
July 18, 2016 - Written by Wariye:Hargeisa(WJN):-Wufuud tiradooda lagu qiyaasay 18,000 oo qof ayaa ka qeybgalaya shir caalami ah oo looga arrinsanayo cudurka AIDS-ka, kaasoo ka furmay magaalada Durban ee dalka Koonfur Afrika. Balse hadda waxaa Koonfur Afrika ku yaalla mid ka mid ah xarumaha ugu waaweyn ee lagula tacaalo cudurkaasi, waxaana sii yaraanaysa tirada carruurta dhalata iyaga oo qaba xanuunkan. Hargeisa Office Related posts:Shil Gaadhi Ka Dhacay Jijdka Isku Xidha Kalabaydh Iyo Wajaale Oo Sobobay Dhimasho Iyo Khasaare Kale. Masuuliyiin Ka Kala Tirsan Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo Madal Hadalo Kulul Isku Waydaarsada... “Hadii La Qiimayn Lahaa Cabdilaahi Muuse, Wuxu Noqon Lahaa Diamondtii Ay lahayd Somaliland Qarnigii ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|