|
|||||
WAJAALE NEWS
Sadexda Xisbi Qaran Oo Heshiis Ka Gaadhay Saami Qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiilada Iyo Go,aankii Ugu Danbeeyey Oo Madaxweynaha Lagu Riixay,
July 27, 2016 - Written by Editor:HARGAYSA(Wajaalenews) Saddexda xisbi qaran ee Somaliland Ee KULMIYE , WADDANI Iyo UCID oo mudooyinkii ugu danbeeyey lahaa Kulamo ay kaga tashanayaan sidii ay xal ugu heli lahayeen Saami qeybsiga Kursaata golaha wakiilada ayaa waxaa ay maanta go,aamo ka gaadheen. Akadamga nabada iyo Horumarinta iyo saddex xisbi oo arintaasi xalinteeda ku jiray ayaa waxaa ay xisbiyada qaranku sheegen in aanay heynin wax xal ah oo arintaasi lagu xaliyo waxaana ay soo jeediyeen in doorashada golaha wakiilad lagu galo sidii lagu galay sanadkii 2015 waxaana ay soo sareen Go,aamadan. 1 :In Madaxeynaha Jamhuriyada Somaliland lagu celiyo arinraasi si uu xal kama danbeysa ah uga gaadho isla markaana uu go,aan uga soo saaro 2 : In Saddexda xisbiba ay go,aankaasi madaxweynuhu soo saray sidiisa u aqbalaaan waxuu noqdaba 4 :In akadamiga nabada iyo horumarinta Somaliland ay ku dabo gasho saddexda xisbi fulinta go,aanka uu madaxweynuhu ka soo saaro. Related posts:Gudoomiye Kuxigeenkii Hore Ee Xisbiga Kulmiye Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Oo Shirwaynaha Kulmiye ku til... Daawo: “ Waxaan Idiin Cadaynayaa Xilkii Af-hayenka Madaxweynaha In Aan Ka Tagay.Ka Dib Markii Xaalad... Beesha Reer Shirdoon Oo Taageero Umuujiyay Xisbiga Kulmiye Iyo Nuxurka Khudbadii Uu ka Jeediyay Wasi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|