|
|||||
WAJAALE NEWS
Midowga Africa Oo Shaaciyay Wakhtiga Ay Ciidankooda AMISOM Kala Baxayaan Somaliya.
July 7, 2016 - Written by Wariye:Muqdisho(WJN):-Midowga Afrika ayaa maanta sheegay inay Ciidankooda ku sugan Somalia ee AMISOM ay billaabayaan inay Somalia ka baxaan bisha Oktoobar ee Sannadka 2018-ka. Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika, ayaa sheegay in labada sano ee ay Somalia joogayaan ciidamada AMISOM ay ku wareejinayan Ciidanka Somalia goobaha muhiimka ah ee ay gacanta ku hayaan. Hargeisa Office Related posts:Ciidamada RRU DA Oo Lagu Soo Daabulayo Magaalada Gabiley IYO Muuse Biixi Oo La Filayo INuu Yimaado M... Madaxweynaha Somaliland Oo Hargaysa Ka Furay Kulan Dhexmaray Qaadhaan-Bixiyeyaasha Caalamiga ah iyo ... “Dib U dhaca doorashada Xukuumadda Cidi Lama Wadaagto, Madaxtooyadduna Waxay u Eeg Tahay Maxbuus Siy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|