Dawlada Sucuudiga Oo Shaaca Ka Qaaday In aan La Arag Curashada Bisha Shuwaal Oo Maalinta Beri ah Soon Tahay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Sucuudiga Oo Shaaca Ka Qaaday In aan La Arag Curashada Bisha Shuwaal Oo Maalinta Beri ah Soon Tahay
July 4, 2016 - Written by Editor:

Hargaysa(wajaalenews)War bixintii u danbaysay ee ka soo baxda dalka sucuudi Arabiya ayaa sheegasa in maalinta bari ay tahay soon sidaasi darteedna aanay jirin ayay yidhaahdeen meel laga arkay curashada bisha shuwaal,waxaana sidaasi lagu sheegay kulan ay yeesheen gudi isku dhafan oo loo xilsaaray fiirsadhada curashada bisha shuwaal, sida uu sheegay shabadakada caalamiga ah ee Emirate24  iyo Alcarabiya.

Guud ahaan dadka islaamka ah ee ku nool daafaha dunida ayaa si wayn uga dhursugayay inuu iclaamiyo dawlada Sucuudigu curashada bisha shuwaal iyada oo guud ahaan dadka islaamku ku xidhan yihiin Dalwaynaha Sucuudiga.

COMMENTS
LINKS