DAAWO:Muuse Biixi Oo luuqad Adag kula Hadlay Reer Abtigii “Abtiyaal Haddii Aynu Si Hoose U Balanay Maan Filayn Shakigan Maanta, Riiga Biyaha Qool-Cadayna Hadad Diidaan Xoogbanu Ku Qodaynaa” | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO:Muuse Biixi Oo luuqad Adag kula Hadlay Reer Abtigii “Abtiyaal Haddii Aynu Si Hoose U Balanay Maan Filayn Shakigan Maanta, Riiga Biyaha Qool-Cadayna Hadad Diidaan Xoogbanu Ku Qodaynaa”
July 3, 2016 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ahna murashaxa Xisbigaas Muuse Biixi Cabdi, ayaa u tiraabay isagoo la hadlaaya beesha Degaanka seeraha Qool-caday in aanay haboonayn shaki ay shegeen inay ka mujiyeen seeraynta bankaas. Sidoo kale wuxuu Muuse Biixi Cabdi sheegay in Riig Biyood laga qodaayo degaankaas ay khasabtahay in laga qodo haddii la diidana xoog lagu qodi doono, isagoo taas ku sababeeyay in dadka degaanku Biyo u baahanyihiin. Gusdoomiyaha KULMIYE.

https://youtu.be/uoaAduFdw6k

COMMENTS
LINKS