DAAWO; XOGTA DAHSOON IYO Dilalkii Maafiyada Ee Jasiirada Siqilia, Italy
July 20, 2016 - Written by Editor:
Kooxaha dembiilayaasha ah ee abaabulani waxay halgan ugu jiraan inay dhisaan haykal dhaqaale iyo mid awoodeed oo iyaga u gaar ah, waxana ay diyaar u noqdaan inay cid kasta oo rabitaankooda ishortaagta ka takhalusan qiimo kasta oo ay iyaga ku kacaysaba.