DAAWO: Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Luuqadii ugu Adkayd kula Hadlay Wasiir Maxamuud Xaashi, Sheegayna in uu Madaxtooyada la Dhex Tagay Qabyaaladii Uu Caanka ku Ahaa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Luuqadii ugu Adkayd kula Hadlay Wasiir Maxamuud Xaashi, Sheegayna in uu Madaxtooyada la Dhex Tagay Qabyaaladii Uu Caanka ku Ahaa
July 31, 2016 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) -Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa si adag weeraray Wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi  bedkana soo dhigay in uu madaxtooyada la dherxtagay qabyaaladii lagu yaqaanay  fartana ku fiiqay in  wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Xirsi Cali Xaaji Xasan kaga fiicnaa.

https://youtu.be/Ve4KLAxqonY

COMMENTS
LINKS