DAAWO: Ubaxii u Ekaaday Aadamaha (Xogta Dahsoon) | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Ubaxii u Ekaaday Aadamaha (Xogta Dahsoon)
July 15, 2016 - Written by Editor:

Ubaxii u Ekaaday Aadamaha & Xayawaanka

Koonkan aynu ku noolnahay waxaa ka jira deegaano badan oo leh muuqaalo dabiici ah sida buuraha, harooyinka, geedaha iyo qaar kale oo badan oo muuqaalkoodu u eg yahay ka aadamaha, iyadoo ubaxa loo aqoonsan yahay inuu ugu horeeyo unugyada quruxda u yeela deegaanka, waan amid ka mid ah kuwa ugu quruxda badan makhluuqaadka deegaanka, iyagoo aanay waxweyn ku kala bedelnayn ubaxyada ama flower-ka ka baxa dacalada dunida, inkastoo ay jiraan kuwo ka duwan oo soo shabbaha muuqaalada basharka aadamaha iyo weliba xayawaanaadka. Iyadoo u ekaanshahaasi dhaliyey la yaab iyo fajaciso ku timaadda in badan oo dadka dunida ka mid ah.

 

https://youtu.be/-AlMzEuxyF8

 

COMMENTS
LINKS