DAAWO; Qisooyinka Quraanka Iyo Sheekh Siciid Q/Aad 28) Gabagabo iyo mahadnaq | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Qisooyinka Quraanka Iyo Sheekh Siciid Q/Aad 28) Gabagabo iyo mahadnaq
July 4, 2016 - Written by Editor:

Assalamu Calykum Warahmatullahi wabarakatuhu

Aad iyo aad ayay ugu mahadsanyihiin walaalihii barmaamijyadii aan idiin soo diray sii fidiyay ama iyaguba daawaday , Allah khayr fara badan ha idin siiyo. Barmaamijkan kooban waa kalimad kooban oo aan ku soo gunaanadayo barmaamijyadaa. Dhamaanteenba Allah Soonka ha inaga aqbalo sidoo kalena intii gaadha Ciid mubaarik ah oo barakysan ayaan idiin rajaynayaa.

Mahadsanidin.

Sh.Said Ali  Ahmed

Ottawa, Canada

COMMENTS
LINKS