DAAWO: DHACDO NAXDIN LEH Taliyaha Ciidanka Dab- damiska Oo Ka Warbixiyay Nin Maanta Naftiisa Iyo Saddex Caruur oo Uu Dhalay Ku Gubay Guri. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: DHACDO NAXDIN LEH Taliyaha Ciidanka Dab- damiska Oo Ka Warbixiyay Nin Maanta Naftiisa Iyo Saddex Caruur oo Uu Dhalay Ku Gubay Guri.
July 23, 2016 - Written by Editor:

HARGAYSA (Wajaalenews)-Taliyaha ciidamada dam-damiska Somaliland ayaa ka warbixiyay nin maskaxda ka xanuusanayay oo maanta naftiisa iyo saddex caruur ah ku gubay ku yaalla Magaalada Hargeysa

COMMENTS
LINKS