Xubno Wasiiro ah Oo Safar Qarsoodiya Ugu Baxay Dalka Emaaratka Iyo Sii Anba Qaadka Heshiiskii Shirkada Dp+ ka Maqnaansha Wasiirka Ganacsiga Oo Dareeno kala Duwan Abuurtay!! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xubno Wasiiro ah Oo Safar Qarsoodiya Ugu Baxay Dalka Emaaratka Iyo Sii Anba Qaadka Heshiiskii Shirkada Dp+ ka Maqnaansha Wasiirka Ganacsiga Oo Dareeno kala Duwan Abuurtay!!
June 2, 2016 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Wafti uu Horkacayo Wasiirka wasarada arimaha dibada somaliland ayaa maanta ka dhoofay dalka iyagoo isii jeeda emaraatka carabka

Xubnaha waftiga oo ka koobnaa  wasiirka arimaha dibada Dr sacad cali Shire ,Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi, Wasiirka Qorshaynta Cali jirde (Cali shoombe) Wasiirka Maalyada Samsam Cabdi Aadan.

Hadaba xubnaha wafigan ayaa waxaa gabi ahaanba ka maqnaa wasaaradii shaqada lahayd taasi oo ah wasiirka wasaarada Ganacsiga iyo maalgashiga caalamiga ah, isla markaana   ah wasaarada u layn ministerka ah arimaha maalgashiga,

KAMAQAN

Safarka  xubnahan waftiga ah ayaa doodo kala duwan ka abuuray bulshada dhexdeeda kuwaasi oo siyaabo kala duwan uga foolaanayay dareenada ku xeeran iyo sida aanay u dheeli tirnayn.

Xogaha laga helayo safarka waftigan ayaa tibaaxay in ay xulustooda  lagu saleeyay sida ay ugu kala dhow yihiin qoyska madaxtooyada iyo  sidoo kale xubnaha ayaa gabi ahaanba laga ilaaliyay in uu ka mid noqdo wasiirka gancsiga iyo maalgashiga caalimaga ah oo aan horena uga mid ahayd waftigii madaxwaynaha la socday ee soo sexeexay heshiiskii ismahamka ahaa ee lala soo galay shirkada Dubai P ort ka tagida wasirka ganacsiga oo iyadu noqotay dareenada shikiga leh ee hadheeyay waftigan ayaa lala xidhidhiya in daaran tahay  in ay xubnaha danayna heshiiskan o uu hormuudka ka yahay safiirka somaliland u qaabilsan emaraatka carabta Baashe Cawil uu hore wasiirada uga saaray cidii la socotay bilawga heshiiskan marka laga reebo wasiirka arimaha dibada iyo Eng Cali xoor xoor oo iyaga u ugu xushay deeganka saaxil ee ay ksoo jeedaan balse uu gabi ahaanba diiday masuul danbe oo xog ka hela habsami usocodka heshiiska

falanqaynta dadwayanaha qaar ayaa iyaga ka tagida wasiirka ganacsiga la xidhiidhinaya arimaasi aan kor kusoo xusnayd dhanka kale wararka aanu ka helayno dhacdan ayaa tibaaxay in qaarkamida xubnaha madaxtooyada ugu saamaynat badan lihi  soo jeediyeen maadama ay wasiirada maaliyadu waftigan kamid tahay aan loo baahnayn wasiirka gacsiga taasi oo ay u cuskadeen haybta qabiila

dareedana waftigan ku lamaanaa ayaa ah kuwo meesha ka saaray  haykalkii dawladnimo iyo nidaamkii ay wasaraduhu u shaqaynayeen iyagoo isku badalay kuwo loo eego saami beeleed waftiyada dalka dibada uga baxaya balse aan loo eegin wasiirkee ku shaqale hawsha markaa lagu gudi jiro.

isku soo wada dub oo wasiirka wasaarada ganacsiga iyo maalgashiga caalamiga Oo isagu kamida wasiirada ugu aqoonta badan golaha wasiirada ee xukuumada siilaanyo  ismarkaana khibrad u leh sida caalamka heshiisyo loola lago,

Waxla taaban karana ka badalay mudadii uu joogay wasraada ganacsiga ayaan isagu gabi ahaanba ka hadal ujeedada uu waftiga uga hadhay,

COMMENTS
LINKS