|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Kulmiye oo Magacaabay Guddoomiye Ku Xigeenka 2-aad ee Xisbiga iyo Xubnaha Buuxinaya Guddida Fulinta ka bannaannaaday.
June 1, 2016 - Written by Editor:Ku: Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi Dheere) = Hargiesa = Ku: Xasan Maxamed Cali (Xasan Gaafaadhi) = Hargiesa = Ku: Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdillaahi Jawaan) = Hargiesa = Ku: Xildh. Axmed Xasan Aadan (Axmed Waysacadde) = Hargiesa = Ku: Yuusuf Cismaan Faarah = Hargiesa = Ku: Aniisa Nuur Cigaal = Hargiesa = Ku: Maxamuud Axmed Ibraahim (Sandheere) = Hargiesa = Og: Guddida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye = Hargiesa = Og: Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye = Hargiesa = Og: Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Maxamud = Hargeisa=
Ujeeddo: Magacaabista Guddoomiye Ku Xigeenka 2-aad ee Xisbiga Kulmiye iyo Buuxinta Xubnaha Guddida Fulinta ka bannaannaaday.
Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE kadib markuu arkay xilalka bannaannaaday ee guddoomiye-ku-xigeennimo iyo Guddida Fulinta ee lagu ansixiyey Shirweynihii 3-aad ee xisbiga.
Kadib markii uu la tashiyo la sameeyey xubnaha Hoggaanka Xisbiga iyo cidda kale ee ay khusayso.
Kadib markuu arkay muhiimada buuxinta xilalkaa bannaani u leeyihiin waqti xaadirkan habsami-u-socodka hawlaha xisbiga, si aannu xawligoodu isu dhimin, waxa uu go’aamiyey:
Dhammaan masuuliyiinta xilalka kor ku xusan loo magacaabay waxa lagu ansixin doonaa shirka Golaha Dhexe ee ugu horeeya. Xil gudasho wacan.
ALLAA MAHAD LEH
Muuse Biixi Cabdi Related posts:DAAWO:Cali Khaliif oo Waddooyinka Buhoodle Lug ku dhexmaray,Bulshadana la hadlay iyo Wasiir Xaglato... Madax-dhaqameedka Beelaha Garxajis Oo Maanta Ku Dhawaaqay Goorta La Qabanayo Shirwaynaha Beelaha Gar... Xaaladda New York Oo Weji Cusub Yeelatay, Kadib Markii Boolisku Gudaha Ugalay Jaamacadda Columbia COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|