|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Kulmiye oo Magacaabay Guddoomiye Ku Xigeenka 2-aad ee Xisbiga iyo Xubnaha Buuxinaya Guddida Fulinta ka bannaannaaday.
June 1, 2016 - Written by Editor:Ku: Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi Dheere) = Hargiesa = Ku: Xasan Maxamed Cali (Xasan Gaafaadhi) = Hargiesa = Ku: Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdillaahi Jawaan) = Hargiesa = Ku: Xildh. Axmed Xasan Aadan (Axmed Waysacadde) = Hargiesa = Ku: Yuusuf Cismaan Faarah = Hargiesa = Ku: Aniisa Nuur Cigaal = Hargiesa = Ku: Maxamuud Axmed Ibraahim (Sandheere) = Hargiesa = Og: Guddida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye = Hargiesa = Og: Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye = Hargiesa = Og: Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Maxamud = Hargeisa=
Ujeeddo: Magacaabista Guddoomiye Ku Xigeenka 2-aad ee Xisbiga Kulmiye iyo Buuxinta Xubnaha Guddida Fulinta ka bannaannaaday.
Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE kadib markuu arkay xilalka bannaannaaday ee guddoomiye-ku-xigeennimo iyo Guddida Fulinta ee lagu ansixiyey Shirweynihii 3-aad ee xisbiga.
Kadib markii uu la tashiyo la sameeyey xubnaha Hoggaanka Xisbiga iyo cidda kale ee ay khusayso.
Kadib markuu arkay muhiimada buuxinta xilalkaa bannaani u leeyihiin waqti xaadirkan habsami-u-socodka hawlaha xisbiga, si aannu xawligoodu isu dhimin, waxa uu go’aamiyey:
Dhammaan masuuliyiinta xilalka kor ku xusan loo magacaabay waxa lagu ansixin doonaa shirka Golaha Dhexe ee ugu horeeya. Xil gudasho wacan.
ALLAA MAHAD LEH
Muuse Biixi Cabdi Related posts:Mudaharaad Maanta ka Dhacay Gabiley iyo Ardayda Jaamacada Gabiley oo Wacad ku Maray in aanay Cid kal... Gudida Diwaangalinta Ururada Siyaasada Oo Ayiday Go,aankii Maxkamada Sare Ee Khilaafkii Ururka Shaca... Jawigii Maanta ee Gollaha Wakiilada, Dhoola ka Qosolkii Cirro iyo Wajigabixii Xildhibaanada Muxaafid... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|