|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Aadan Bare Luuqada Uu ku Ceebaynayo Shacabka Jabuuti Waxay Muujinaysaa Dhaqanka Uu kala Yimid Halkii Uu kusoo Barbaaray Iyo Xagjirnimadiisa.
June 23, 2016 - Written by Editor:HARGAYSA(Wajaalenews) Ugu horay Waxaan donayaa in aan halka kaga jawaabo hadalo kasoo jeeday Xildhibaan Reer kenya ah sidoo kale aan si qodheer u sharaxo taariikhda dhaqan ee ku dhisan Diinta islaamka iyo inta xadaradood ee soo maray shacabka jabuuti iyo guud ahaan gayiga somaliland, Hadaba waxaan maal mahan warbaahinta ku arkayay nin xildhibaana oo kasoo jeeda dalka kenya gaar ahaan geerisa kaasi oo lagu magacaabo xildhibaan Aadan Bare Ducaale Waxaa wax laga xumaado ah iN nin sita magaca xildhibaan oo aan taariikhda iyo dhaqanka cida uu wax ka sheegayo garanayn kana ardan milgaha afka hooyo jabuuti waxay dhaxashay caasimadii islaamka sida saylac, herer iyo tojora, oo ahaa casimadihii islaamka sidaa darteed waxay taariikh facway ku leedahy dhaqank islaamka Waxay shacabkeeda iyo madaxdeedu ku dhaqanmaan hanaanka suuban ee islaamku jideeyay. Halka gaarisa oo uu xildhibanku kasoo jeedo hab diineedka yaal uu yaha y mid aad ugu adeega nimaadka argagixisada ee geeska afrika mana laha cilmigii iyo dhaqankii diinta islaam ee ku dhisnaa xadaarada ,wax istarka asluubta iyo milgaha Xildhibaan markaa luqda aad ku hadlaysaa ee haweenka iyo dawlada qiimaha aanad lahayn kugu qaabishay wax uga hssegay waxay muujinaysaa halka aad ka timid iyo dhaqanka yaal. dhawaan ayay ahayd markii xildhibaan Aadan Bare oo la hadlaya shacabka reer geerisa uu si dheel dheel ku jiro wax uga sheegay Dalka jabuuti.
QALINKII ;ENG XAASHI CUMAR CIGE COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|