Reer Gabilayow….Aamina Waris Inan Bay inoo Tahaye Hala Daayo fadeexada Iyo Eedeynta Musuq Maasuqa Ee Gabiley Cid Gaara lagu Ladhayo..Xildhibaan Iid | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Reer Gabilayow….Aamina Waris Inan Bay inoo Tahaye Hala Daayo fadeexada Iyo Eedeynta Musuq Maasuqa Ee Gabiley Cid Gaara lagu Ladhayo..Xildhibaan Iid
June 30, 2016 - Written by Editor:

Waxan doonayaa waxa igu kalifay inaan ka difaaco MARWO AAMINA WARIS waa sadex qodab oo mid ma mid ka mid ahi igu kalifay inaan arintan ka hadlo

Work is 1: waxan aad iyo aad iiga yaabiyey rag masuuliyiin ah oo Xillal haya HEER WALBA LEH OO KHARASH IYO LACAG KU BIXINAYA CAMBAAREYNTA MARWADA MADAXWEYNAHA_’!!!!!!! horta waa arinta igu kalifay inaan difaaco waayo lama hayo masuuliyiin kaliya oo arintan is yidhi wax ka qabo maaan ARAG waxana hadalkaygan u marag ah hadiii ay tahay xaalad musuq maasuq loo dhan yahay maxaa EEDA MUSUQ MAASUQ LOOGU WADA XUSI WAAYEY MASUULIYNTA GABILEY KU HORE IYO KUWA DANBE…. anigu ma garanayo xoghaye .bilaa maayar gala musuq maasuq !!!!!!

Qodobka 2: hadallada iyo qoraalada ku jihaysan MARWADA OO ilaa mudo bil ku Dhow socday oo aad garan karto sida aanay dhib iyo culaysba igu haynin masuuliyiin ta reer GABiley ( sida aynu ognahay qofka daacada u ah madaxdiisa way dhibtaa in agtiiisa lagu caayo hada laakiin taasi ma jirto waayo maxa loo waayey MASUULIYNTA reer GABiley oo arintan ka damqada! ). ragaa badankooda xiligii maayarnimada u tartamayey laba jeerba xagaas ayaa looga hiiliyey .kolay dhibna uma arko ..

Qodobka 3: MARWADU REER GABILEY DEE INAN BAY U TAHAYE HALA DHAWRO …..MAR HADAY DADKEEDII XILALKA AY U DHIIBTEEN AY SIDAA. NOQDEEN waxa jira hadiii qof yari wax kaga sheego barta Facebook ga waad yaabaysaa sida ay u raadiyaan cidaaas ama kolba cid ku tuhmaaan deee sow kuma sax sani inay Qayb ka yihiin FADEEXADA sow ma cada waxa ku Waajib ah sida qof kastaa uga dagaalkii hadiii waalidkiisa la caayo ta waalidiinta qaranka u sareysaana waa inay sidaa kuu dhibto… sidaasay ahaan jirtey xiligii dowladayadii udub …..anaga oon xildhibaan haynin ayey Na dhibi jirtey…. aflagaadada qaranku

..guntiii iyo gabagabadiii waxan anigu shaqsiyan doonayaa inaan ka gurmado arintaas. Si aaan anagana bari aan loo caayin MARWADA soo socota ee xisbiga waddani insha alla ma

marka aanu talada. Ku. Guuleysano waa Ramadan Kareem alle khayrkeeda ha ina siiyo aaaamiiiiiin

 

XILDHIBAAN IID XASAN CABDI XISBIGA WADANI

COMMENTS
LINKS