Faa’iidooyinka Laga Helo Cabitaanak Biyaha Maxaad Taqaan?. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Faa’iidooyinka Laga Helo Cabitaanak Biyaha Maxaad Taqaan?.
June 1, 2016 - Written by Wariye:

Waxay dadka qaar sheegaan inayna biyaha intabadan ayna cabinba oo ayna baahiba uqaban, qofkaasoo kale waxaa fiican inuu isbaro sida biyaha

Biyaha oo aad cabitaankooda badsataa waxa kujira caafimaadka jidhkaaga.

Ogow akhriste biyuhu waxay ufiicanyihiin caafimaadka jidhkaaga gaar ahaana meelaha ay kamid tahay kelyaha.

Waxay culumada caafimaadku dadka kula taliyaan inay maalintii uguyaraan ay cabaan laba litir oo biyo ah taasi oo qofka aad ugu mihiimada.

Waxay dadka qaar sheegaan inayna biyaha intabadan ayna cabinba oo ayna baahiba uqaban, qofkaasoo kale waxaa fiican inuu isbaro sida biyaha loocabo oo xataa haddii uu hawl kujiro oo kale inta uu caagada biyaha ah isa soo garab dhigo uu markii inyar joogaba uu mar kabado aakhrika waxa uu arki doonaa isagoo madhiyayba caagad.

Biyo ku cabida caagadaha iyo weelka kale ee afka banana sida

jeega oo kale way kala fiicanyihiin, oo jeegoo kale waxaa laga yaabaa inaanad wax badan kacabin biyahaasi laakiin caagadaha biyaha lagu keeno oo kale way fududahay inaad in badan cabtaa biyahaa.

Biyaha oo aad badsataa waa caafimaadkaaga oo bata hagaagsanaadana.

COMMENTS
LINKS