|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Ethiopia Oo Hawada Ka Saartay Telefishanka Horncable TV
June 20, 2016 - Written by Editor:Hargaysa(wajaalenews)Telefishanka caalamiga ah ee HCTV ayaan maalintii sadexaad laga daawan sateliteka Thaicom 5 oo dhamaan ka soo galaan tv yada ku hadla afka somaliga,waxaana wararku ay inaatsi ku darayaan in dawlada ethipoia ee aynu jaarka nahay dacwad ka dhan ah ka gudbisay HCTV oo ah telefishanka ay bulshada soomalidu ugu daawashada badan yihiin iyada oo xaruntiisa ugu wayni ahayd magaalada Hargaysa. Dawlada Ethiopia ayaa sida la sheegay dhibsatay warar telefishanku sii daayay oo xambaarsanaa dhacdadii Jaamac Dubad oo ay warar ka baahiyeen Related posts:Madaxweynaha Jsl Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Dalka Czech Republic Ee Fadhigiisu Yahay Addis-... Wasiirka Madaxtooyada oo ay Wehelinayeen Maareeyaha Wadooyinka, Engineer-ada u xilsaaran wadooyinka ... Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Bilaabay Qorshe Cusub Oo Ku Waajahayo Wada-Hadallada Somaliland Iyo Soo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|