DAAWO;Qisooyinka Quraanka. Magaaladii Gaajada iyo Cabsida lagu ciqaabay. (15Aad) | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Qisooyinka Quraanka. Magaaladii Gaajada iyo Cabsida lagu ciqaabay. (15Aad)
June 20, 2016 - Written by Editor:

Barmaamijka 15 aad ee barmaamijyada qisooyinka Quraanka waxa aan maanta ku soo qaadanaynaa qiso uu Allah si kooban ugaga hadlay Surah An-Nahl. Waa magaalo inta uu Allah u nicmeeyay nimcadiii garan wayday. Kadibna Allah ciqaab ku soo riday. Qisada magaaladaas iyo casharada laga baran karo ayuu ku saabsan yahay barmaamijkeenu.

COMMENTS
LINKS