DAAWO;Masuul ka Tirsan Shirkada Gaafane Company Oo Si Qotodheer Uga Warbixiyay Doorka ay ka Qaataan Horumarka Dalka iyo Dayactirka Jidka Isku Xidha Caasimada Hargaysa Iyo Galbeedka Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Masuul ka Tirsan Shirkada Gaafane Company Oo Si Qotodheer Uga Warbixiyay Doorka ay ka Qaataan Horumarka Dalka iyo Dayactirka Jidka Isku Xidha Caasimada Hargaysa Iyo Galbeedka Somaliland.
June 4, 2016 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Masuulka Ka tirtsan Gaafane Company ayaa markii u hortaysay si qotodheer uga warbixiyay  doorka ay ka qaataan  horumarka dalka iyo bilicda caasimada

Axmed Maxamed Cumar Jeex oo ku hadlayay magaca gaafane company ayaa  sharaxaad dheeraada ka bixiyay dayactir baladhan oo ay ka gaysteen iska isku xidha casimada iyo galbeedka somaliland oo ay ka shirkada gaafane ahaan ka dhiseen biriijka ay biyuhu hoos maraan oo dherarkiisa yahay 82m dherer iyo balaciisa oo u ah 12m iyo sidoo kale barkinka u dhaxeeya wadada iyo dhismaha kaalinta oo ay dhigeen laamay aad u baaldhan taasi oo qayb laxaadle ka qadatay bilicda casimada iyo horumarka dalkaba.

gaafane 2 gaafane 3

Agaasimaha Qaybta Gaafane Electric Power Axmed Maxamed Cumar Jeex oo u wararamayay Warbaahinta ayaa sidoo kale sharaxaadka bixiyay adeegayada kala duwan ee ay bixiyaan iyo qaybta laydh oo iyagu noqotay shirkada ugu laydhka jaban shirkadaha bixiya adeega  laydhka caasimada somaliland.

 

COMMENTS
LINKS