Daawo:Magaalada Laascaanood Oo Mudo 24 Saac ah Lagu Soo Rogay Bandoo iyo Saaka Oo Koonfurta Magaalada Ka Dhacasay Rasaasi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo:Magaalada Laascaanood Oo Mudo 24 Saac ah Lagu Soo Rogay Bandoo iyo Saaka Oo Koonfurta Magaalada Ka Dhacasay Rasaasi
June 28, 2016 - Written by Editor:

Hargaysa(wajaalenews)koonfurta magaalada laascaanod ayaa saaka laga maqlayay rasaas ay iswaydaarsanayaan beelo oodwadaag ah oo walaalo ah oo dhawaan diriri ku dhexmartay koonfurta gobolka Sool,waxaanay wararka naga soo gaadhayaa sheegayaan in ay kala dhex galeen ciidanka qaranku oo ay kala fogeeyeen ciidan beeledada dirirtu ka dhaxayso,sidoo kalana bandoo lagu soo rogay mudo 24 saacadood ah magaalada Laascaanood.

https://youtu.be/v9O74fj0K2o

COMMENTS
LINKS