|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe Oo Dhaliilo Culus Usoo jeediyay Madaxwayne kuxigeenka Jsl Saylici Oo faro galin Iyo Qaraabo kiil Uu Kula kacay Mid kamida Saraakiisha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada.
June 1, 2016 - Written by Editor:HARGAYSA(Wajaalenews) Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe oo kamida mudanayaasha golaha wakiilada ee Xisbiga muxaafidka ah ee kulmiye ayaa dhaliilo culus u soo jeediyay madaxwayne ku xigeenka somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici oo faro galin kusameeyay Saraakisha ciidanka ilaalada madaxtooyada ismarkaana amar ku bixiyay in xisaabiyaha ciidan ilaalada madaxtooyada lagu badalo inan uu adeer u yahay. https://youtu.be/IushQ94tTTM
Related posts:Daawo:Gudoomiye Muuse Biixi Oo Soo Bandhigay Hogaamintiisa Mustaqbalka Xili Haraatidii Xisbigiisa Ay... “Ilaahay Baa Deeq Baxshee, Cirdiga Iyo Nafta Bani'aadmaka ka Daaya Mashruucaysiga”!Prof Cabdi Cali. Wasiir Saajin Oo Bilaabay Olole Uu Cod Ku Waydiisanayo Ergooyinka Beelaha Ee Shirweynaha Xisbiga Kul... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|