DAAWO: Sidii Abraha Xabasha Ku Qabsaday Dalka Yeman, Xogta Dahsoon | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Sidii Abraha Xabasha Ku Qabsaday Dalka Yeman, Xogta Dahsoon
June 10, 2016 - Written by Editor:

Sanadkii 525 boqortooyadii xabashidu waxay ku duushay oo qabsatay wadanka yaman iyagoo uu horkacayo boqorkii Iryaad oo uu xukunka yaman u wakiishay boqorkii xabashida ee Kalaab, talaabadaasna waxaa ka dambeeyey boqortooyada roomaanka oo lahayd xitaa doonyaha ay ciidanka xabashidu sii raaceen,iyagoo Roomaanku xiligaa is xulafaysi awood leh la lahaa boqorkii xabashida ee Kaalib.

https://youtu.be/UdLH0JsCkjA

 

COMMENTS
LINKS