DAAWO: Quwadda Millateriga Sucuudiga, “Xogta Dahsoon” | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Quwadda Millateriga Sucuudiga, “Xogta Dahsoon”
June 30, 2016 - Written by Editor:

Boqortooyada sucuudiga oo sanadihii u dambeeyey xooga saartay dhismaha ciidankeeda ayaa noqotay caalamka oo dhan dawlada sadexaad ee miisaaniyada ugu badan ku bixisa dhanka ciidamada iyadoo tusaale ahaan sanadkii 2014 ciidamada ku kharash garaysay miisaniyad ka badan  80 bilion oo doolar, dhaqaalahaa oo u dhigma 10% dakhliga wax soo saarka sanadlaha ah ee gudaha Boqortooyadaasi, .

https://youtu.be/MyK545enQxU

COMMENTS
LINKS