DAAWO; Qisooyinka Quraanka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Qisooyinka Quraanka
June 6, 2016 - Written by Editor:

Qisooyinka Quraanku waa barmaamij maalin le ah oo aan ugu talagalay bisha barakaysan ee Ramadaanta. Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Quraanku ka hadlay iyo casharada aynu ka faa’idaysan karno. Fadlan daawo siina fidi, ajar baa kuugu jira.

COMMENTS
LINKS