DAAWO MUUQAALKA; Wasiirka Cadaalada jsl Mr Cadare Oo Lagu Dhex Arkay Madal Ay Xukuumadu Sas ka Qaaday Iyo Kulankii Mujaahidiinta Ee 25sano kadib. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO MUUQAALKA; Wasiirka Cadaalada jsl Mr Cadare Oo Lagu Dhex Arkay Madal Ay Xukuumadu Sas ka Qaaday Iyo Kulankii Mujaahidiinta Ee 25sano kadib.
June 12, 2016 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Wasiirka Wasaarada Cadaalada somaliland Mr Cadare ayaa mar qudha lagu dhex arkay madal lagu casuumayay muj Axmed Mire taasi oo kulmisay  badi xubanaha xukuumada madaxwayne siilaanyo kasoo hor jeeda sidoo kale madashan ayaa waxaa ku sugnaa suldaanka guud ee beelaha subeer awal iyo suldaan mawliid sabayso oo isaguna kamid ahaa salaadiyiinti ay dhawaan xukuumada siilaanyo ka xadhiga kasoo daysay walina fiintu kala dhexmiranayso.

ka dhextoosay 1

Dhanka kale madashan ayaa ay mid ay ku sugnayeen badi haldoorkii SNM oo ay kamid yihiin .dhagawayne , jidhif, Xamarje iyo xubno kale oo cul culus

Arinta ayaa noqotay mid  abuurtay dareeno kala duwan balse wasiirka cadaalada ayaa ah xubnaha qurba jooga ah ee xukuumada siilaanyo katirsan una muuqda mid aan dalka wax badan ka ogay una muuqday mid usoo hiloobay kamid noqoshada badi haldoorka reer somaliland ee ku sugnaa goobtan!!!!!!!!!!!!!!!

Waxaase laga war sugi doonaa dareena Qasriga iyo Daymada gudoomiyaha xisbiga kulmiye ee ka Didsan Dhaq Dhaqaaqyada Haldoorkii Halganka iyo Hogaanka dhaqanka Ee Beesha Subeer Awal oo isaga ay kala irdhoobeen, fiintuna kala dhexmiranayso.

COMMENTS
LINKS