|
|||||
WAJAALE NEWS
“Cawil waa nin Qaldi kara oo Haduu Doono Dhegihiisa Qabsan kara Muuse, Lakiin Professor Samater qof aanu ahayn Iskama Dhigi karo si uu Dhegaha Muuse ugu Raaxaystaan hadalkiisa”.Muj.Cali Guray
June 16, 2016 - Written by Editor:Hargaysa(wajaalenews)Waa kan ninka la qabsan kara Muuse ee iska dhigi kara qofka uu jecelyahay Muuse. Bal sida uu u aamaano eega iyadoon run ka ahayn lakiin Muuse uu rumaysan karo waayo waxa uu u sheegayo oo dhan ayaa ah waxa uu Muuse ugu jecel yahay in dhegihiisu ay maqlaan runba yaanay ahaanine. Cawil waa nin qaldi kara oo haduu doono dhegihiisa qabsan kara Muuse. Lakiin Professor Samater qof aanu ahayn iskama dhigi karo si uu dhegaha Muuse ugu raaxaystaan hadalkiisa. Isaga oo wixii lagu heshiiyay ka duulaya ayuu Samater u hadli si aan la doonayn inu u hadlo lakiin ka duwan iska yeelyeelka Cawil. Professorka ayaa u dan ah oo uga nasteexsanaan kara Cawil hadana Muuse warka Cawil ayaa noqon doona ka uu kor iyo hoosba ugu guuxi doono Muuse ugu dambaystana waxa laga yaabaa in Prof. Samater daaqadda laga saaro marka uu kacaanka ka dheereeyo hadii inta ka horaysa aanu isaguba ka goosan oonu odhan waar aniga habartii la iguma haleeyo imikaba
Related posts:Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Ka Hadlay Xaalada Magaalada Laascanood Iyo Cida Rasmiga Ah Ee Ay Ku... DAAWO;Murashaxa MadaxwayneKuxigeen Ee Xisbiga Ucid Cabdirashiid Xassan Mataan Oo Dalka Ku Soo Laabte... Shil Gaadhi Naxdinle Oo Ka Dhacay Duleedka Magaaladda Berbera, Sobobayna Dhimashada 10 Qof Iyo Dhaaw... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|