|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah Maayarka Magaalada Tog wajaale Oo Sifo Sharci Daro Ah Ku Xidhay Wariye Cabdiraxmaan (Hiiraan) Oo Ka Hawlgala Warbaahinta Somaliland.
May 13, 2016 - Written by Editor:TOGWAJAALE(Wajaalenews) Amarka Soo Baxay Maayarka Magalaada Tog wajaale Cabdi saleebaan ayaa caawa fiidkii xabsiga Loogu Taxaabay Wariye ka Hawlgala warbaahinta somaliland gaar ahaan Shabakada Hadhwanaagnews Wararka aanu ka helayno Magaalo Ganacsiyeedka Tog wajaale oo uu ku sugan yahay wariya katirsan shabakada wajaalenews,net ayaa noo xaqiijiyay in in caawa fiidkii canbaaro 7;30pm ay wariye cabdiraxmaan Nuux Axmed oo Aan saacadaa ku guda jirin shaqadiisa ismarkaana sungaa magaalada wajaale dhexdeeda ay soo weerareen ciidamo uu horkacayo gudoomiyaha magaalada wajaale iyo kuxigeenkiisa ay amar kusiiyeen taliyaha ciidan booliska wajaale in uu xidho wariyahan, Xadhigan wariyaha ayaan loo mari sifo sharci ah taasi oo ka hor imanaysa qoraalkii ay maxkamada sare u amartay badhasaabyada dalka in aanay xidhin cid aan loo marin sifo sharciya siiba warhaabin ilaa ay cadaanayso danbi uu galay amaba xiligaa faraha kula jiray. Dhanka wararka aanu ka helayno xadhigan lagu xidhay wariye cabdiraxmaan hiiraan ayaa sheegaya in maayarka magaalada wajaale ka daba socday warbixino laga qoray masuuliyiinta wajaale iyo sidoo kale su,aal la sheegay in isla warihani waydiiyay wasiirkuxigenka Abniga oo la xidhiidhay maamulka wajaale SIDOO KALE BADHSAABKA GOBOLKA GABILEY OO AANU WAXKA WAYDIINAY AYAA NOO SHEEGAY IN AANU WAX WARA HAYNIN XADHGA WARIYAHAN WAXLAGA WAYDIIYAYNA AANAY JIRIN DHANKA KALE MAAYARKA WAJAALE OO AANU ISKU DAYNAY IN AANU LA XIDHIIDHNO AYAA UU XIDHNAA TELKIISA GACANTU,
Wixii kasoo kordha xadhiga wariyahan kala soco wajaalenews.net Related posts:Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada Somaliland Oo Beenisay In La Eryay Shaqaale Ka Tirsan Madaxtooyada Musharaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga Ucid Oo Xukuumada Ku Dhaliilay Inaanay Ka Hadal Wararka Sheegaya I... Prof Samater Oo Markale Ka Hadlay Mawqifka Ururkiisa Ee Doorashada Iyo Fariinta Uu Udiray Madaxwayne... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|