TORONTO 18TH MAY CELEBRATION -GUEST HONOR GUDDOMIYE CIRRO. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
TORONTO 18TH MAY CELEBRATION -GUEST HONOR GUDDOMIYE CIRRO.
May 11, 2016 - Written by Editor:

Waxa dhamaan lagu martiqaadayaa dadwaynaha ku dhaqan Toronto iyo nawaaxigeeda dabaaldega  25 guuradii kasoo  wareegaty 18th May,1991 . Waxa  marti sharaf ku ah  Guddomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Cabdirahman Cabdilaahi Cirro iyo wafdi ballaadhan oo uu hogaaminaayo. Xafladda waxa  la qaban dona maalinta 22nd May,2016 . Fadlan kasoo qayb gala :

toronto

Edward Village

185 York Land BLVD, North York,

Toronto.

 

COMMENTS
LINKS