|
|||||
WAJAALE NEWS
MUUSE BIIXOW KHADRAA KU RIDDAY… Cabdinaasir Axmed Ibraaim
May 7, 2016 - Written by Editor:Sheeko Koox kubbadda kolayga ka ciyaari jirtay Magaalada Ceerigaabo ayaa waxa ugu caansaynad gabadh la odhan jiray Khadra, badhasaabkii gobalkaasina aad ayuu u jeclaa gabadha hab-ciyaareedkeedaba, wuu soo fadhiisan jiray gogada ciyaarta, waanu daawan jiray sida ay u ciyaarayso Khadri. Marka ay Khadri Gool dhaliso, waxa uu odhan hal-hays u lahaa Khadraa ku ridday.
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|