Muuse Biixi Maxaa Tolkii Ku Diray Qalinkii Garyaqaan Cabdalle Daahir | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Muuse Biixi Maxaa Tolkii Ku Diray Qalinkii Garyaqaan Cabdalle Daahir
May 20, 2016 - Written by Editor:

Abwaan Hadraawi baa laga hayaa

Qudhun buu far-galiyaa

Marka gacal la yaabuu

Guudkiisa mariyaa

1- Raali-galinta habar-jecelo ma waxa aad ku dooratay in aad tolkaa aad mid mid u gawracdo?

2- Se tolkaa ma kaa gayaa midaad?

3- Muxuu se ku galabsaday tolkaa in aad u gawracdo raali-galintas?

4- Mise waxa halkaas kula xushay hebel iga reeba ?

5- Se maxaa damaanad aad ka haysataa habar-jecel in ay ku dhisayso?

6- Hadii se ay kaaga baxaan maxaa kuu meel yaala ?

7- Yaa se kugu yidhi garaadkaas baa lagu gaadhaa Madaxnimo?

Abwaan Hadraawi baa laga hayaa

Midhka hoos-ka-tuurka ah

Nin ragaa hilmaamee

Naxli huursan baad tahay,

 

LASOCO…………………………..

COMMENTS
LINKS