|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynhii Hore Somaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed Iyo Madaxweynihii Hore ee Puntland Faroole Oo Si Rasmi ah Loogu Soo Casuumay Xaflada 18 may ee Sanadkan
May 7, 2016 - Written by Editor:Madaxweynihii hore dawlada federalka Somaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed Iyo Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan faroole ayaa si rasmi ah sanadkan loogu marti qaaaday xaflada 18may ee sanadkan,iyada sida wararka aanu helanaa sheegayaan in ay labuduba ajiibeen martiqaadkan. Madaxweynayaashan hore ayaa khudbado ka jeedin doona xafladaha 18 may oo ka dhacaya inta badan wadanada aduunwaynaha oo ay ka dhacayaan xusas badan,waxaana la filayaa in ay xarakaad badan ka samayn doonaan khudbadaha labadan xubnood oo muhiim u ah xafladan gooni isu taaga Somaliland Related posts:Xafiiska Hantidhawrka Qaranka jsl Oo Shahaadooyin Gudoonsiiyey Shaqaale Dhamaystay Tababar Caalamiya... Wasiirka Gaadiidka Iyo Jidadka Somaliland Oo Soo Kormeeray Halka Ay Marayso Wadada Berbera Corridor. Ciidanka Booliska Somaliland Raali-Gelinsiiyay Canacsade Reer Boorama Ah Oo Xalay Ciidamo Udaateen G... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|