DAAWO;ODAYAASHA IYO WAXGARADKA GOBOLKA SAAXIL OO XARAAN KU TILMAAMEY HESHIISKA WAREEJINTA DEKADA BERBERA. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;ODAYAASHA IYO WAXGARADKA GOBOLKA SAAXIL OO XARAAN KU TILMAAMEY HESHIISKA WAREEJINTA DEKADA BERBERA.
May 16, 2016 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)  Shacabka Ku dhaqan Magaalada Berbera iyo Degmada Sheekh ee Gobolka Saaxil oo Warbaahinta La hadley ayaa Si Adag uga hor yimi Heshiiska Xukumada Madaxweyne Silaanyo la gashey Shirkada DP World oo Maxkamad ay iskula Jiraan Dalka Jabouti,islamarkaasina ka Digey inay Somaliland Oo aan la Aqoonsaneyn Marlabaad dhacdo,mustaqbalka somaliland god ku rido.

COMMENTS
LINKS